duruf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (duruf/-fyo/-ruuf, m.dh) 1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan maran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duluf

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Derin, jawaan, raar, iwm oo duugoobay. ld duruf (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur