Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg durugsan. ld dur- jisnaan, durjisnaansho,durugsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-naa, -nayd)
Macnaha:
1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld durjisan, duruqsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur