duruq

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rqay, -ruqday; -rqi)

Macnaha:

  1. ld durug.

durug

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rkay, -rugtay; -rki)

Macnaha:

  1. 1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.