dusmee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. Ka d.: kayn iwm dhuundhuumasho ku dhex marid.