duudin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg duudi. ld duudis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duudi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Weel biyo yar oo salkiisa ku haray ka shubid. 2. Lafo heen ka bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duudis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld duudin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur