duudsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xaq ama gar qof leeyahay oo la seejiyo.ld duudsasho.Xaq qof lahaa seejin. ld duudsii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
duudsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg duudso. ld duudsad, duudsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
duudsiiQaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Macnaha:ld duudsi³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0