duufaan-kulaalay
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno ..., m.dh)
Macnaha:
- (juqr.) Gobol cadaadis hoose leh, dhulkeedu wuu yar yahay, laakiin waxay leedahay duufaan xoog leh, oo ka soo bilaabma gobollada kullalayda, runtii, waxay la mid tahay godan, laakiin way yartahay aadna way u xoog badantahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

