duufsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Cid fal xun in ay samayso u hor kicid.ld diifso.
diifsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Diif iska tirid (qof). ld duufso.