duugmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg duugan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duugan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. Wax la xabaalay noqosho.
  2. Wax la xabaalay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur