duugmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daliigidda qof muruqyadu xanuunayaan la daliigo. 2. Jilcinta harag la jilciyo, iyada oo la daliigayo.