duulduul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan cidi ku sifoowdo. 2. ld duulduulid.
  2. Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan ku kicid.

duulduulid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg duulduul². ld duulduul¹ (2).