duumadhawr
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- D. ah: qof sugaya dhimashada qof uu dhaxalkiisa leeyahay.
- 1. Gabar yar, oo aan weli qaan gaarin oo xigsiisan loo siiyay nin walaasheed ka dhimatay. 2. Koox caafimaad ah oo la dagaallanta cudurka kaneecada.

