duurgal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Neef aan xoolaha raacin. 2. ld duurgelid. Qof ehelkiisa ka carara. 3. Hanti ajuuro ahaan loo siiyo dadka dhirta wax ku daweeya. 4. ld duurgelid.

duurgelid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Diididda ruux diido in uu ehelkiisa la noolaado. ld duurgal (2).