duxiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dixi.Laf iwm dux ka dhalin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dixiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(bot.) Cawska xooluhu daaqaan kuwa ugu nafaqa badan mid ka mid ah, jilicsan oo meelaha biyo-qabatinka leh ka baxa. ld duxi¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0