eber sugan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (fiis.)
Macnaha:
- Heerkulka ugu hooseeya ee aragti ahaan suurtagala. Waa heerkulka tamar socodka molikiyuulada iyo atamadu uu ugu hooseyo, wuxuuna u dhigmaa - 273.15 C ama -459.67 F.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (fiis.)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha: