ebinefiriin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (baay.)
Macnaha:
- Hormoon uu soo daayo medullaha qanjidh kelyoodku, kaas oo kordhiya garacaa wadnaha, kor u qaada awoodda iyo dheeraynta dhaqdhaqaaqa muruqyada iyo kordhinta dhaqsaha iyo qotada neefsiga, si uu ugu diyaariyo jidhka cabsi, orod ama dagaal. Waxa kale oo uu joojiyaa dheefshiidka iyo qashinsaarka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

