ebyamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ebyan¹. ld ebyoomid.

Lamidka: ebyan, ebyoomid

ebyan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la dhammaystiray noqosho. ld ebyoon¹.
  2. Wax la dhammaystiray ahaansho. ld ebyoon².

Lamidka: ebyoon

ebyoomid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ebyamid.

Lamidka: ebyamid