edebdarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun. 2. ld edebdarnaan.

Lamidka: edebdarnaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

edebdarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg edebdaran. ld edebdarnaansho, edebdarro.

Lamidka: edebdarnaansho, edebdarro

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

edebdarri

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld edebdarro (1).

Lamidka: edebdarro

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur