edebdarroo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Ka e.: anshax xun ku kicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur