edebsamo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld edebsami.

Lamidka: edebsami

edebsami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Anshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo.

Lamidka: edebsamo