edebyeelo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-eeshay, -eelatay)

Macnaha:

  1. Ka e.: edeb lahaansho; dhaqan wanaagsan yeelasho.