edegkudhufaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Orgi yar oo caano nuug isagoo ah xiniinyaha laga baxshay. ld ciddikudhufaan.

Lamidka: ciddikudhufaan

ciddikudhufaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld edegkudhufaan.