edegQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gyo, m.dh)Macnaha:1. Xero yar oo dhasha xoolaha irmaan lagu xereeyo. 2. Meel ciriiryoon.Maqal xoolaad xero yar gelin.