eedaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg eedaad².

Lamidka: eedaad

eedaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Rafaad; silic; saxariir. 2. Xanuun daran.
  2. 1. Rafaad badan la kulmid. 2. Xanuun daran la kulmid.

Lamidka: rafaad, silic, saxariir