eedaysane

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof dembi loo haysta laakiin weli aan caddeyn; tuhun dembi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur