eedaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg eedayso. ld eedaysi.

Lamidka: eedayso, eedaysi

eedayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Eed isu jeedin.

eedaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld eedaysasho

Lamidka: eedaysasho