eedsheegasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg eedsheego.

Lamidka: eedsheego

eedsheego

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. Godob laga galay sheegasho.