Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg ekaysii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)
Macnaha:
Wax isle'eg ama wax kale u eg, ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur