emenQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meel jiq ah oo dhirtu ku badantahay kuna fiican ku dhuumashada, badanaana dugaagga aan laga waayin.