emfiseema
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Ereygu wuxu ka soo jeedaa gariig micnihiisuna waxa weeye “dabeyl gashay soohyada” waxaase loo isticmaalaa xaalad cudur gaar u ah sambabada taaso ay keentay jiidmadii iyo isku soo roorkii (elasticity) sambabada oo luntay. Waxa yaraada isdhaafshadii O2 iyo CO2 markas waxaa timaadda dhibaato neefsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

