endoorfiino

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Dareen-mootiye bebtoyd ah oo laga helo qanjidhka bituwitary iyo haybutalmaska, kaasi oo leh astaamaha kaar jebiyaha.