erey-dareenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(nax.) Cod muujinaya hadlaha shucuurtiisa sida yaab, naxdin farxad iwm. Tus. “Ba'a!”, “Alla hayow!”.