ereyfur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (nax.) Wadajirka ereyo u gaar ah hal bed aqooneed ama farsamo, iyadoo erey walba la qeexayo waxa uu yahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur