ergey
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-go, m.dh)
Macnaha:
- 1. Qof farriin, war ama arrin gaar ah loo dhiibo oo tol, qolo ama dawlad gaarsiiya. 2. Qof loo doortay inuu dal kale wakiil uga noqdo wadankiisa. Tus. “Saalax waa ergeyga soomaaliya u jooga jimciyadda quruumaha ka dhexeysa”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

