eyfaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg eyfaad². ld eynfaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
eyfaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Arrin murugsan daawo u helid. ld eynfaad¹.Dhibaato culus awgeed la dalaabid. ld eynfaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
eynfaadidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld eyfaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0