faa'iideyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg faa'iidee. ld faa'ideyn.

Lamidka: faa'iidee, faa'ideyn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faa'iidee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee.

Lamidka: faa'idee

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faa'ideyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld faa'iideyn.

Lamidka: faa'iideyn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur