Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg faa'iid. ld faa'idid.
Lamidka: faa'iid, faa'idid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-day, -dday)
Macnaha:
Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo
hawl galay ka helid. ld faa'id.
Lamidka: faa'id
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur