faafreeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Guddiga baara filimada, jaraa'idka, buugaagta iyo riwaayadaha inta aan loo bandhigin dadweynaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur