faago

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Dibi jixinaya raaf dhul ku jiidid. 2. (f.g) Dhul hoos u qodid. 3. (f.mg) Ka f.: in yar ka fogaasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur