faahfaahsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faahfaahsan. ld faahfaahsanaansho.Lamidka: faahfaahsanaansho, faahfaahsanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faahfaahsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld faahfaahsanaan.Lamidka: faahfaahsanaanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
faahfaahsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax la faahfaahiyey ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0