faajeer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro m.dh)

Macnaha:

  1. Nin bakhayl ah oo aan xilkas ahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur