faakharad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dabayl ka dhacda xeebaha badweynta Hindiya xilliga dayrta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur