Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg faalig. ld faalugid.
Lamidka: faalig, faalugid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-gay, -gtay)
Macnaha:
1. Si aan nidaamsanayn wax u feteshid. 2. Si aan nidaamsanayn wax u cunid. ld faalug.
Lamidka: faalug
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur