faalikad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Jirrid geed weyn oo go'an oo dhismo loogu talaggalay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur