faallayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faallee.

Lamidka: faallee

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faallee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Faallo wax ka bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur