faalallowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:1. Nin faalka yaqaan. 2. Sixirrow. ld faalshow, faashow.Lamidka: Sixirrow, faalshow, faashow