faaltow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Markab aan waqti u go'an lahayn oo kolkuu imaanayo iyo mar kale la kala aqoon. 2. Qof dawdar ah oo hadba meel aan laga filayn taga. 3. Dibi banjoog ah.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: