faambiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faambi². ld faambi¹, faambin.

Lamidka: faambi, faambin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faambi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Si aan habboonayn oo wax loo cuno. 2. Qasidda wax nidaamsan la isku qaso. ld faambiyid.
  2. 1. Si aan habboonayn wax u cunid. 2. Wax nidaamsan isku qasid.

Lamidka: faambiyid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faambin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld faambiyid.

Lamidka: faambiyid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur