faantax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fantax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fantax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meel yar oo ka banaan wax qarkiis. 2. Leebka meesha boqonka laga saaro ee qabsata.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur