faaroobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faarow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faarow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-roobay, -rowday; -roobi)

Macnaha:

  1. Caano, dawo iwm faar yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur